Gabar Soomaaliyeed oo Jaamacad ka dhiganeysay Masar oo gurigeeda lagu dhax dilay

Magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar waxaa lagu dilay gabar Soomaaliyeed oo wax ka dhiganeysay jaamacad kutaalla dalkaasi, waxaana la sheegay in gabadhan uu dilay muwaadin kale oo Soomaaliyeed. Caasho Abuukar Ibraahim oo ka baxday Jaamacadda Banaadir ee Muqdisho, haddana ku jirtay jaamacad kutaalla Masar ay dooneysay in ay ka qaadato shahaadada heerka labaad ee … Continue reading Gabar Soomaaliyeed oo Jaamacad ka dhiganeysay Masar oo gurigeeda lagu dhax dilay